X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 02/Aug 07:27

Booliiska Puntland oo dadka uga digay Fuusto laga shakiyay oo ku soo caariday xeebaha Mudug

Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Booliiska Puntland ayaa dadka uga digay in aysan u dhawaan fuusto xiran oo kusoo caariday xeebaha gobolka Mudug, iyadoo laga shakisan yahay inay ku jiraan waxyaabo sun ah.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Askar Itoobiyaan ah oo doonaya inay Soomaaliya sii joogaan, iyagoo cabsi ka qaba ku laabashada dalkooda

hiiraan.com - 30/Aug 07:11

Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Iyadoo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) uu gabagabo ku dhow yahay dhammaadka December 2024, waxaa soo...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo magaalada Garowe ku qabatay dad loo haysto inay katirsan yihiin Alshabaab

hiiraan.com - 27/Aug 11:03

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Hay’adaha ammmaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 qof oo la sheegay inay katirsan yihiin kooxda...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan xadgudub uu kula kacay dad shacab ah

hiiraan.com - 29/Aug 06:27

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xiray askari boolis ah oo muuqaal iska soo duubay isagoo xad-gudub...

Sorry! Image not available at this time

Laamaha amniga Puntland oo qabtay dhalinyaro geysatay falal amni darro ah oo laga abaabulay barta Tiktok

hiiraan.com - 07/Sep 13:01

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Laamaha ammaanka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen koox dhallinyaro ah oo la rumeysan yahay inay ka...

Gobalka Banaadir oo ka digay dadka ka ganacsiga Maandooriyaha

jowhar.com - 30/Aug 06:44

Aug 30 (Jowhar)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Madaale ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliiska...

Sorry! Image not available at this time

Sarkaal katirsan Booliiska Puntland oo sheegay inay Garowe ka buuxaan Shabaab iyo Daacish

hiiraan.com - 01/Sep 10:03

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Sarkaal katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay inay magaalada Garowe ku sugan yihiin dad katirsan Shabaab...

Sorry! Image not available at this time

Sarkaal katirsan Booliiska Puntland oo sheegay inay Garowe ka buuxaan Shabaab iyo Daacish

hiiraan.com - 01/Sep 10:03

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Sarkaal katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay inay magaalada Garowe ku sugan yihiin dad katirsan Shabaab...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo qabatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee 'is-qarxiya' iyo 7 qof oo xiriir la leh al-Shabab ama Daacish

hiiraan.com - 27/Aug 08:39

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa qabtay hub ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo adeegsado...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo sababo amni awgeed Garowe uga saaraysa qaxootiga Itoobiyaanka

hiiraan.com - 02/Sep 13:51

Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaadday qorshe lagu daadgureynayo dadka ka soo qaxay Itoobiya ee sida sharci...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo sababo amni awgeed Garowe uga saaraysa qaxootiga Itoobiyaanka

hiiraan.com - 02/Sep 13:51

Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaadday qorshe lagu daadgureynayo dadka ka soo qaxay Itoobiya ee sida sharci...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément