X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 02/Aug 20:15

Faahfaahin ku saabsan Qaraxyo lagu weeraray Beach View

Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa goor dhowayd ka dhacay Beach View oo kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaa jira dhimasho iyo dhaawac aan weli tiradooda la ogaan.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Dagaal beeleed khasaare badan geystay oo ka dhacay gobolka Galgaduud

hiiraan.com - 04/Sep 07:18

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasoo...

Sorry! Image not available at this time

Qaraxyo khasaare badan geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 14/Sep 18:29

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo gabal dhacii maanta ka dhacay degmada...

Kudhowaad 20 qof oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay degmada Kaxda

jowhar.com - 14/Sep 15:50

Sep 13 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo culus oo maqribnimadii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada...

Wararkii u danbeeyay khasaare ka dhashay madaafiic lagu weeraray aagga Xerada Xalane

jowhar.com - 05/Sep 06:12

Sep 05 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarahanka dhashay madaafoic aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado kudhow garoonka...

Wararkii u danbeeyay khasaare ka dhashay madaafiic lagu weeraray aagga Xerada Xalane

jowhar.com - 05/Sep 06:12

Sep 05 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarahanka dhashay madaafoic aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado kudhow garoonka...

Sorry! Image not available at this time

Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku gaaray isfahan ku saabsan xoojinta nabadda Mudug

hiiraan.com - 14/Sep 07:13

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa ku heshiiyay xoojinta isdhexgalka bulshada iyo nabadaynta...

Sorry! Image not available at this time

Wafdi Sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD oo Muqdisho soo gaaray

hiiraan.com - 09:06

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi sare oo ka socda Ururka goboleedka IGAD oo uu hoggaaminaayo...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Biixi oo sheegay in uu hirgalayo heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

hiiraan.com - 06/Sep 16:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in cadaadis kasta oo jira uu hirgalayo heshiiska Somaliland...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Biixi oo sheegay in uu hirgalayo heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

hiiraan.com - 06/Sep 16:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in cadaadis kasta oo jira uu hirgalayo heshiiska Somaliland...

Sorry! Image not available at this time

Khasaare xooggan oo ka dhashay dab qabsaday kaalin shidaal oo kutaala magaalada Garowe

hiiraan.com - 08/Sep 10:29

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Khasaare ba'an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda maamulka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément