X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 03/Aug 05:56

Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido

Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda ayaa xalay saqdii dhexe ku guulaystay inay soo afjaraan weerar ay koox katirsan Alshabaab ku qaadeen maqaayada lagu caweeyo ee Beach View ee kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo deeq lacageed u qeybisay qoysaskii dadkoodu ku dhinteen weerarkii Liido

hiiraan.com - 27/Aug 07:23

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Guddiga gurmadka qaran ee qaraxii xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa shalay deeq lacageed gaarsiiyay qoysaska...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan xadgudub uu kula kacay dad shacab ah

hiiraan.com - 29/Aug 06:27

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xiray askari boolis ah oo muuqaal iska soo duubay isagoo xad-gudub...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo si adag u cambaaraysay imaanshaha ciidamada Masar ee Soomaaliya

hiiraan.com - 29/Aug 17:32

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga soo jorjeedsatay imaansha ciidamada Masar ee Soomaaliya, iyada oo sheegtay in...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya weerar qaraxyo loo adeegsaday oo ka dhacay Baydhabo

hiiraan.com - 28/Aug 06:42

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro loo adeegaaday qaraxyo bambaanoyin ah oo Xalay kooxda Al-shabaab ka...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland: Jabhad shalay weerar ku qaaday Balligubadle oo la kala diray

hiiraan.com - 26/Aug 18:47

Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Jabhad la baxday Sancaani 2 oo shalay weerar ku qaaday magaalada Balligubadle ee gobolka Hawd ee Somaliland, ayaa...

Wararkii u danbeeyay Xiisad kacsanaan ah oo ka jirta magaalada Ceerigaabo

jowhar.com - 27/Aug 08:03

Aug 27(Jowhar)-Xaaladda magaalada Ceerigaabo ayaa kacsan, iyada oo mararka qaar laga maqlayo rasaas Suuqa-hoose, halkaasi oo ciidamada Somaliland ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo weerar culus ku qaaday qaar kamid ah madaxda DFS

jowhar.com - 30/Aug 10:16

Aug 30(Jowhar)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiinta Soomaaliya “qaar” hadallo cadawtinimo ah iyadoo ay sii...

Sorry! Image not available at this time

Shacabka Xuddur oo kasoo horjeestay in ciidamada Ethiopia laga saaro Bakool laguna beddelo ciidamada Masar

hiiraan.com - 30/Aug 09:20

Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Maamulka degmada Xuddur ee gobolka Bakool oo ay wehliyaan mas’uuliyiinta gobolka iyo qeybaha bulshada ayaa dhigay...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo magaalada Garowe ku qabatay dad loo haysto inay katirsan yihiin Alshabaab

hiiraan.com - 27/Aug 11:03

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Hay’adaha ammmaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 qof oo la sheegay inay katirsan yihiin kooxda...

Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran

jowhar.com - 07/Sep 21:22

Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément