X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 01/Sep 05:07

Liibiya oo burburisay shabakad dadka tabriibin jirtay

Sep 01 (Jowhar) Dowladda Liibiya ayaa sheegtay Sabtidi in ay burburisay shabakad dadka tahriibisa oo ka dhisneyd dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas, iyada oo la xiray xubno ka tirsan kooxdaas sida uu bayaan uu soo dhigay bogga Facebook ku sheegay, xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Liibiya. Ciidamada ayaa xiray mid ka mid ah hogaamiyayaasha shabakadan magafa-yaasha ah […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Madaxii shaqada iyo shaqaalaha ee shirkadda Favori oo loo xiray xadgudubka muwaadin Soomaaliyeed

hiiraan.com - 09:52

Arbaco, September, 18, 2024 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in la soo xiray Mr. Ertugrul Karafiyeli, oo ah...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Xamse “Hal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan, lagana saaro barakaca waa tallaabo guul ah”

jowhar.com - 04/Sep 11:26

Sep 04 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday...

Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran

jowhar.com - 07/Sep 21:22

Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan...

Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran

jowhar.com - 07/Sep 21:22

Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan...

Sorry! Image not available at this time

Axmed Karaash: Waxaan u sheegayaa shirkadaha caalamiga ah inaysan waqtigooda ku lumin goobta shidaalka Holhol

hiiraan.com - 11/Sep 11:34

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hadlay war kasoo baxay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément