X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 01/Sep 20:50

Farmaajo oo digniin culus kasoo saaray wareejinta maamulka hawada Soomaaliya

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa digniin culus u diray dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo ku aaddan qorshaha maamulka hawada Soomaaliya loogu wareejinayo dowlad shisheeye.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Urur goboleedka IGAD oo war murtiyeed kasoo saaray booqashadii xoghayaha IGAD uu ku tagay Muqdisho

hiiraan.com - 17/Sep 06:34

Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Xoghayaha urur goboleedka IGAD, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Muqdisho...

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Bangiga Horumarinta Afrika oo ansixisay $6.6m deeq ah oo lagu taageerayo Soomaaliya

hiiraan.com - 17/Sep 09:32

Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Bankiga Horumarinta Afrika (AfDB) ayaa ansixisay deeq lacageed oo dhan $6.6m si loogu taageero dowladda...

Sorry! Image not available at this time

Dagaal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

hiiraan.com - 15/Sep 08:39

Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay deegaanka Janaay Cabdalla...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kala hadlay Odayaasha Dhaqanka xiisada DFS iyo K/ Galbeed

jowhar.com - 12/Sep 11:51

Sep 12 (Jowhar)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada...

Dowlada Soomaaliya oo ku biirtey Hay’adda Caalamiga ah ee Niyukliyerka

jowhar.com - 17/Sep 16:35

Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay...

Dowlada Soomaaliya oo ku biirtey Hay’adda Caalamiga ah ee Niyukliyerka

jowhar.com - 17/Sep 16:35

Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay...

Sorry! Image not available at this time

Khilaaf adag oo u dhaxeeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo xal laga gaaray

hiiraan.com - 06/Sep 05:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément