X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 02/Sep 07:09

Mudaaharaadyo iyo cadho ka dhalatay Dilkii maxaabiista ee Gaza

Sep 02 (Jowhar) Dadweynaha ayaa aad uga cadhooday kadib markii lix kale oo maxaabiis ah lagu dilay Qaza, taasi oo dhalisay mudaaharaadyo iyo shaqo joojin ay soo abaabuleen urur shaqaale oo dalkaasi ka dhacay. Maxaabiistan oo la sheegay in ay ahaayeen muwaadiniin Israa’iili ah ayaa waxaa dilay kooxda Xamaas ee ka dagaalanta Qaza, taasoo sii kordhinaysa […]

Articles similaires

Nin hubeysan oo saddex Israa’iili ah ku dilay xadka Urdun iyo Daanta Galbeed

jowhar.com - 09/Sep 05:15

Sep 09 (Jowhar)-Masuu’liyiinta Isra’il ayaa Axaddii sheegay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof oo Isra’ili ah ku dilay...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Israel oo 16 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza

jowhar.com - 06:06

Sep 17 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay, in ugu yaraan 16 qof lagu dilay duqeyn ay ciidamada Isra’il Isniinti ku garaaceen...

Sorry! Image not available at this time

Nin hubeysnaa oo sadax Israa'iiliyiin ah ku dilay xadka Urdun iyo Daanta Galbeed

hiiraan.com - 09/Sep 08:58

Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar uu ka geystay xaduuda u dhaxeysa Urdun iyo Daanta Galbeed ee la heysto...

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 12/Sep 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

Sorry! Image not available at this time

Soomaalida soo galootiga ku ah Canada oo la daalaa dhacaya shaqo la’aan iyo hoy la’aan

hiiraan.com - 03/Sep 12:57

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Soomaalida Soogalootiga ah ee ku nool dalka Canada ayaa wajahaya xaalado adag oo isugu jira shaqo la’aan iyo hoy...

Sorry! Image not available at this time

Soomaalida soo galootiga ku ah Canada oo la daalaa dhacaya shaqo la’aan iyo hoy la’aan

hiiraan.com - 03/Sep 12:57

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Soomaalida Soogalootiga ah ee ku nool dalka Canada ayaa wajahaya xaalado adag oo isugu jira shaqo la’aan iyo hoy...

Diyaarado dagaal oo duqeeyay saldhigyo Shabaab ay ku leeyihiin Galgaduud iyo Sh.dhexe

jowhar.com - 04/Sep 09:23

Sep 04 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday saldhigyo Shabaab ay ku leeyihoin deegaano ka tirsan...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément