X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 31/Aug 06:24

Suuq ku yaala degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho oo qaraxyo lagu weeraray

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Suuqa ugu weyn degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu guban haayo mudo dhowr saacadood ah, kadib markii gubashada suuqaasi ka hor la maqlay dhawaqa laba qarax oo aad xooganaa.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Qaraxyo khasaare badan geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 14/Sep 18:29

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo gabal dhacii maanta ka dhacay degmada...

Kudhowaad 20 qof oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay degmada Kaxda

jowhar.com - 14/Sep 15:50

Sep 13 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo culus oo maqribnimadii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 05/Sep 06:28

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo aroornimadii hore ee saakay lagu garaacay qeybo ka mid...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 05/Sep 06:28

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo aroornimadii hore ee saakay lagu garaacay qeybo ka mid...

Wafdi sare oo ka socda IGAD oo soo gaaray Muqdisho,lana kulmaya madaxda dalka

jowhar.com - 16/Sep 06:42

Sep 16 (Jowhar) xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, maalin uun kadib markii ay Itoobiya, Suudaanta...

Wafdi sare oo ka socda IGAD oo soo gaaray Muqdisho,lana kulmaya madaxda dalka

jowhar.com - 16/Sep 06:42

Sep 16 (Jowhar) xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, maalin uun kadib markii ay Itoobiya, Suudaanta...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan inuu Ceeji ku dilay gabar yar

hiiraan.com - 16/Sep 07:34

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Warta nabadda ee magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Koonfur Galbeed oo si adag uga hadashay hakad saacado ah oo ku yimid duulimaadyadii Baydhabo

hiiraan.com - 17/Sep 10:16

Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Saacadihii hore ee saakay, duulimaadyadii ka imanayay Muqdisho kuna wajahnaa magaalada Baydhabo ayaa hakad ku...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay koox ku eedeysan dil iyo dhac dadweyne

hiiraan.com - 12/Sep 06:38

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmooyinka...

Wararkii u danbeeyay khasaare ka dhashay madaafiic lagu weeraray aagga Xerada Xalane

jowhar.com - 05/Sep 06:12

Sep 05 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarahanka dhashay madaafoic aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado kudhow garoonka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément