X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 04/Sep 16:53

Madaxweynaha Shiinaha oo kulan hordhac ah la qaatay madaxda Afrika ee ku sugan Beijing

Sep 04 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya Madasha Shiinaha iyo Afrika munaasabad sharafeed uu soo agaasimay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga ah ee Shiinaha Mudane Xi Jinping, taas oo hordhac u ah furtaanka Madasha. Madasha Shiinaha iyo Afrika ayaa diiradda lagu saari doonaa sidii loo […]

Articles similaires

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Qoor qoor iyo Deni oo ka qeyb galay shirweynaha sare u qaadida nabadaynta Mudug

jowhar.com - 15/Sep 05:08

Sep 14 (Jowhar) Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa si wadajir ah magaalada Gaalkacyo ugu qeyb galay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kala hadlay Odayaasha Dhaqanka xiisada DFS iyo K/ Galbeed

jowhar.com - 12/Sep 11:51

Sep 12 (Jowhar)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada...

Madaxweyne Xasan oo diiday in ra’iisio wasaaraha Itoobiya uu wadahadal kula yeesho Shiinaha

jowhar.com - 07/Sep 07:04

Sep 07 (Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iska diiday inuu magaalada Beijing ee dalka Shiinah kula kulmo ra’iisio...

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo di ugu soo laabtay Muqdisho

jowhar.com - 13/Sep 14:31

Sep 13 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dib ugu soo laabtay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément