X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 04/Sep 18:40

Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux

Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad ​​30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga sare ee Apalachie ee ku yaalla magaalada Winder ee gobolka Georgia dalka Maraykanka. Hase yeeshee, lama oga in dadka dhaawaca ah ay dhamaantood ka dhasheen rasaas iyo inkale, sida ay sheegeen […]

Articles similaires

Ugu yaraan 17 arday ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul ku yaalla dalka Kenya

jowhar.com - 06/Sep 07:32

Sep 05 (Jowhar)-Ugu yaraan 17 arday ah ayaa ku dhintay halka 13 kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii uu dab ka kacay qeyb ka mid ah...

Boqolaal ruux oo dhaawacyo ay ka soo gaareen qalabka Isgaarsiinta dalka Lubnaan

jowhar.com - 17/Sep 16:57

Sep 17 (Jowhar)-Inka badan toban ruux ayaa ku dhimatay ku dhawaad ​​2,750 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ku qarxeen qalab...

Israel oo kudhowaad 3000 oo ka tirsan Xisbulah ku dhaawacday dalka Lubnan

jowhar.com - 04:55

Sep 18 (Jowhar) Wasaaradda caafimaadka Lubnan ayaa sheegtay in ugu yaraan 9 qof ay ku dhinteen in ka badan 2,800 oo kalana ku dhaawacmeen, kaddib...

Wadaado Xer ahaa oo masjid dhexdiisa loogu toogtay aano qabiil darteed

jowhar.com - 05:15

Sep 18 (Jowhar) Wararka ka imanaya magaalada Wardheer ee Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in waaberigii hore saaka masaajid lagu dhex diley lix [6]...

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 12/Sep 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

Doon ay saarnaayeen Muhaajiriin oo ku degtey xeebaha dalka Senegal

jowhar.com - 10/Sep 20:58

Sep 10 (Jowhar) Ugu yaraan 26 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay xeebaha dalka Senegal....

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto gabar Maraykanka-Turkish

jowhar.com - 06/Sep 18:05

Sep 06 (Jowhar)-Aysenur Ezgi Eygi oo 26 jir ah ayaa madaxa laga toogtay intii uu socday mudaaharaad looga soo horjeeday deegaamaynta sharci darrada ah...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément