Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...
Vous n'êtes pas connecté
Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Gaza iyo dagaalka dhulka ah oo ay kula jiraan dagaalyahannada Xamaas iyo kooxaha kale ee Falastiiniyiinta. Ilo-wareedyada caafimaadka ayaa Sabtidi sheegay, in duqeymo ay […]
Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...
Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...
Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...
Sep 17 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay, in ugu yaraan 16 qof lagu dilay duqeyn ay ciidamada Isra’il Isniinti ku garaaceen...
Sep 09 (Jowhar)-Masuu’liyiinta Isra’il ayaa Axaddii sheegay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof oo Isra’ili ah ku dilay...
Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...
Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...
Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah...
Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah...
Sep 05 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay...