X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 08/Sep 10:14

Ciidanka Cirka Masar ayaa iibsanaya diyaaradaha dagaalka shiinaha si aay uga hortagaan F-35

Sep 08 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Masar ayaa ka fiirsanaya suurtagalnimada in ay helaan diyaaradaha dagaalka ee Shiinaha J-10C iyo J-31 si ay u casriyeeyaan diyaaradahooda ayna u bedelaan diyaaradaha dagaalka Mareykanka. Jamhuuriyadda Carabta ee Masar waxay doonaysaa inay casriyeyso ciidamadeeda cirka si ay u wajahdo wadahadalka ay kula jirto Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha. Ilo wareedyo […]

Articles similaires

Ciidanka Cirka Masar ayaa iibsanaya diyaaradaha dagaalka shiinaha si aay uga hortagaan F-35

jowhar.com - 08/Sep 10:14

Sep 08 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Masar ayaa ka fiirsanaya suurtagalnimada in ay helaan diyaaradaha dagaalka ee Shiinaha J-10C iyo J-31 si ay u...

Sorry! Image not available at this time

Masar oo bilowday inay casriyayso diyaaradaheeda dagaalka xilli ay sii kordhayso xiisadda Itoobiya kala dhaxaysa

hiiraan.com - 08/Sep 05:43

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Masar ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gashay Shiinaha si ay u iibiso diyaaradaha dagaalka ee J-10C, iyadoo...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Xogta iskaashiga cusub ee Shiinaha iyo Soomaaliya sameysteen

jowhar.com - 07/Sep 10:10

Sep 07 (Jowhar) Shiinaha iyo Soomaaliya waxay sare u qaadeen xiriirka diblumaasiyadeed ee iskaashiga istiraatiijiyadeed, Madaxweynaha Shiinaha Xi...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément