X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 12/Sep 05:48

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu dilay, ugu yaraan 34 Falastiiniyiin ah. Duqeymahaasi ayaa lala beegsaday iskuul ay maamusho Qaramada Midoobay oo ay ku nool yihiin dad barakac ah, iyo laba guri oo kale oo ku yaalla xerada […]

Articles similaires

Israel oo 16 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza

jowhar.com - 17/Sep 06:06

Sep 17 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay, in ugu yaraan 16 qof lagu dilay duqeyn ay ciidamada Isra’il Isniinti ku garaaceen...

Ugu yaraan 17 arday ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul ku yaalla dalka Kenya

jowhar.com - 06/Sep 07:32

Sep 05 (Jowhar)-Ugu yaraan 17 arday ah ayaa ku dhintay halka 13 kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii uu dab ka kacay qeyb ka mid ah...

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

Israel oo kudhowaad 3000 oo ka tirsan Xisbulah ku dhaawacday dalka Lubnan

jowhar.com - 04:55

Sep 18 (Jowhar) Wasaaradda caafimaadka Lubnan ayaa sheegtay in ugu yaraan 9 qof ay ku dhinteen in ka badan 2,800 oo kalana ku dhaawacmeen, kaddib...

Sorry! Image not available at this time

In ka badan 40 ruux oo lagu dilay duqeyn ka dhacay xero barakacayaal ah oo ku taala Gaza

hiiraan.com - 10/Sep 07:05

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo dhanka cirka ah oo ciidamada Isra'il aroornimadii hore ee...

Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux

jowhar.com - 04/Sep 18:40

Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad ​​30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément