X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 04/Sep 06:06

Mareykanka oo dacwad culus kusoo oogay hoggaamiyaha Xamaas yaxya Sinwaar

Sep 04 (Jowhar) Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqday eedo danbiyeed oo ka dhan ah hoggaamiyaha Xamaas Yaxya Sinwaar iyo saraakiil kale, kuwaas oo lala xiriirnayo in ay ka danbeeyeen weerarkii todobadii October ay Xamaas ku qaadday waqooyi Isra’iil. Maxkamad heer federal ah oo ku taalla magaalada ayaa madaxda Xamaas ku soo oogtay […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Sirdoonka Maraykanka oo sheegay in Cabdiqadir Muumin uu si aamusnaan ah ku noqday hoggaamiyaha guud ee Daacish

hiiraan.com - 12/Sep 10:38

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Sida laga soo xigtay sarkaal sare oo Maraykan ah oo aan la magacaabin, hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya...

Donald Trump oo mar kale ka badbaaday isku day dil ahaa

jowhar.com - 16/Sep 05:11

Sep 15 (Jowhar) Hey’adda FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan isku day kale oo lagu dili rabay oo shalay galab lala...

Donald Trump oo mar kale ka badbaaday isku day dil ahaa

jowhar.com - 16/Sep 05:11

Sep 15 (Jowhar) Hey’adda FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan isku day kale oo lagu dili rabay oo shalay galab lala...

Sorry! Image not available at this time

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in maxkamad la saarayo Xildhibaan Maxamed Abiib

hiiraan.com - 04/Sep 11:36

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah,...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 12/Sep 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Kamal Harris iyo Domald Trump oo yeeshay dood aad u adag

jowhar.com - 11/Sep 06:03

Sep 11 (Jowhar) Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah, iyo Madaxweynihii hore Donald Trump oo Jamhuuri ah, ayaa habeenkii...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément