X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 03/Sep 18:45

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo kulan-doceed ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha Gobolka. Madaxweyne Xasan iyo Afwerki ayaa dhinaca kale xoojiyey ahmiyadda iskaashiga […]

Articles similaires

Madaxweyne Xasan oo Xoghayaha guud ee IGAD wadahadal kula yeeshay madaxtooyada

jowhar.com - 16/Sep 16:04

Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha...

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Xogta iskaashiga cusub ee Shiinaha iyo Soomaaliya sameysteen

jowhar.com - 07/Sep 10:10

Sep 07 (Jowhar) Shiinaha iyo Soomaaliya waxay sare u qaadeen xiriirka diblumaasiyadeed ee iskaashiga istiraatiijiyadeed, Madaxweynaha Shiinaha Xi...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Talyaaniga Pier Mario Dacò Coppi

jowhar.com - 11/Sep 08:27

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda...

Siciid Deni oo Garoowe ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

jowhar.com - 16/Sep 12:51

Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabila Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan...

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément