X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 03/Sep 10:29

Golaha wakiillada oo laalay Dacwaddii xildhibaan Maxamed Abiib ee xeer ilaalinta ay ka soo gudbisay

Sep 03 (Jowhar) Ka dib xariggii shalay ee xildhibaan Abiib, waxaa la iskugu yeeray fadhi loo dhan yahay oo looga arrinsanayo xarigga xildhibaanka iyo eedeymaha loo jeediyay. Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta laga hor akhriyey Dacwaddii ay dhawaan xeer ilaalinta Somaliland kasoo gudbisay Xildhibaan Maxamed Abiib, waxa ayna isku raaceen in xildhibaanka aanan laga qaadin […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Golaha Wakiilada Somaliland oo markale diiday dacwada Xildhibaan Maxamed Abiib, iyo cambaaraynta xadhigiisa oo sii kordhaysa

hiiraan.com - 08/Sep 20:04

Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa markale cod aqlabiyad ah ku diiday eedaha loo haysto Xildhibaan Maxamed Abiib,...

Sorry! Image not available at this time

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in maxkamad la saarayo Xildhibaan Maxamed Abiib

hiiraan.com - 04/Sep 11:36

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah,...

Sorry! Image not available at this time

Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo ku baaqay in Xildhibaan Maxamed Abiib uu cadaalad helo

hiiraan.com - 16/Sep 12:32

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo booqasho ugu tagay Xildhibaan Maxamed Abiib, ayaa ku baaqay in sida...

Sorry! Image not available at this time

Jabhad ka dhan ah xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay gobolka Awdal

hiiraan.com - 16:02

Arbaco, September, 18, 2024 (HOL) - Waxa gobolka Awdal lagaga dhawaaqay jabhad la magac baxday Gurmad, oo ka cadhootay xadhiga Xildhibaan Maxamed...

Sorry! Image not available at this time

Golaha Wasiirada oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo ilaalinta qarannimada iyo madax bannaanida dalka

hiiraan.com - 05/Sep 11:51

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan...

Wasiirka Batroolka oo sheegay in qodista shidaalka Soomaaliya ay bilaabanayso bisha Abril 2025

hiiraan.com - 13/Sep 07:36

Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in bisha...

Khilaaf adag oo u dhaxeeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo xal laga gaaray

hiiraan.com - 06/Sep 05:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément