Sep 08 (Jowhar) dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa 17ka bishan markale isku arkaya magaalada Ankara ee dalka Tirkiga, iyagoo ka wada hadlaya...
Vous n'êtes pas connecté
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay xiisad colaadeed oo ka taagan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Xiisadan ayaa la xiriirta dilal ka dhacay magaalada Ceerigaabo iyo deegano hoos yimaada,kuwaasoo salka ku haya aano qabiil iyo lahaansho deegaan. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay in Wasiirrka uu xiriir la […]
Sep 08 (Jowhar) dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa 17ka bishan markale isku arkaya magaalada Ankara ee dalka Tirkiga, iyagoo ka wada hadlaya...
Sep 08 (Jowhar) dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa 17ka bishan markale isku arkaya magaalada Ankara ee dalka Tirkiga, iyagoo ka wada hadlaya...
Sep 18 (Jowhar) Wararka ka imanaya magaalada Wardheer ee Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in waaberigii hore saaka masaajid lagu dhex diley lix [6]...
Sep 12 (Jowhar)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada...
Sep 15 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baajisay duulimaadyadii tagi jiray Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso, halkaasi oo ay maanta ka...
Sep 18 (Jowhar) Dowladda Mareykanka ayaa soo fara gelisay xiisadda u dhexeysa Villa Soomaaliya ee Koofur Galbeed, iyadoo safiirka wadankaasi uu...
Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay...
Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay...
Sep 15 (Jowhar) Magaalada Addis Ababa waxaa gaaray wafdi Maraykanka ka socda oo uu hogaaminayo ergayga dowladda Marykanka u qaabilsan bariga Afrika...
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa uga digtay in macallimiinta...