Jimco, October, 25, 2024 (HOL) - Kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in ay dakhli ka badan boqol kun...
Vous n'êtes pas connecté
Aug 29(Jowhar) Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka dagaalka ay isaga baxeen saldhigyo ay ku lahaayeen duleedka magaalada Beledweyne. Ciidamadan Itoobiyaanka ayaa muddo dheer saldhig ku lahaa duleedka magaalada Beledweyne waxaana la sheegay inay ka gudbeen xadka ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan Feer Feer. Lama oga […]
Jimco, October, 25, 2024 (HOL) - Kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in ay dakhli ka badan boqol kun...
Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Dadka degaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad Turki ah oo nooca Drone ta ah ay ku dhacday...
Jimco, November, 1, 2024 (HOL) - SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eedaysay masuuliyada dagaal maalintii labaad oo is daba jooga ah ka dhacay aaga...
Sabti, October, 26, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cilmi Lugatoor ayaa si rasmi ah shaqadii uga joojiyey Alight International...
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa deegaanka khayalisha oo ka mid ah deegaanada hoostaga...
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa deegaanka khayalisha oo ka mid ah deegaanada hoostaga...
Sabti, October, 26, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo qorsheysan oo...
Khamiis, November, 7, 2024 (HOL) - Japan ayaa Soomaaliya ka cafisay 100 milyan oo dollar oo deyn ah. Dayn cafintan ayaa maanta looga dhawaaqay...
Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa walaac xooggan ka muujisay amnigeeda iyo xasilloonida gobolka haddii ciidamadeeda qeybta ka...
Axad, November, 3, 2024 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo qaatay in...