X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 27/Aug 10:58

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

Aug 27(Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad Dugsiga Sare ee Dalka. Kaalinta 1’aad waxaa galay 𝐙𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧, oo ka mid ahaa ardayda wax ka baranaysay Dugsiga 𝐀𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐰𝐚𝐳𝐢 𝐃𝐞𝐲𝐧𝐢𝐢𝐥𝐞, ee gobolka Banaadir isagoo keenay 𝟖𝟗%. Wasaaradda waxbarashadda ayaa sheegtay in tirada Imtixaanka […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka hadlay Natiijadii Imtixaanka fasalka 12aad ee ay ku dhaceen intii badnayd ardayda Degaanka Soomaalida

hiiraan.com - 12/Sep 14:25

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa uu ku leeyahay...

Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux

jowhar.com - 04/Sep 18:40

Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad ​​30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo xidhay Maktabadii Masaarida ee Hargaysa

hiiraan.com - 11/Sep 08:38

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhay Maktabad ay Masaaridu ku lahaayeen Hargaysa, sababo amni...

Sorry! Image not available at this time

Koonfur Galbeed oo si adag uga hadashay hakad saacado ah oo ku yimid duulimaadyadii Baydhabo

hiiraan.com - 17/Sep 10:16

Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Saacadihii hore ee saakay, duulimaadyadii ka imanayay Muqdisho kuna wajahnaa magaalada Baydhabo ayaa hakad ku...

Sorry! Image not available at this time

Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun kala duwan ku riday askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda

hiiraan.com - 08/Sep 15:46

Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday laba askari oo ka tirsanaa ciidanka...

Sorry! Image not available at this time

Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun kala duwan ku riday askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda

hiiraan.com - 08/Sep 15:46

Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday laba askari oo ka tirsanaa ciidanka...

Dowlada Soomaaliya oo ku biirtey Hay’adda Caalamiga ah ee Niyukliyerka

jowhar.com - 17/Sep 16:35

Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay...

Dowlada Soomaaliya oo ku biirtey Hay’adda Caalamiga ah ee Niyukliyerka

jowhar.com - 17/Sep 16:35

Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay...

Maxkamadda sare ee dalka oo diiday racfaankii uusoo qaatay Sayid Cali Macalin

jowhar.com - 08:13

Sep 18 (Jowhar) Sayid Cali Macalim oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa ayaa ugu dambeyn laga gaaray go’aankii ugu dambeeyay ee maxkamadda sare....

Sorry! Image not available at this time

CAF oo Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Abdulkadir Artan u Magacowday Ciyaarta Super Cup-ka

hiiraan.com - 13:25

Arbaco, September, 18, 2024 (HOL) - Xiriirka kubadda Cagta Afrika ee CAF ayaa ku dhawaaqday in garsooraha Soomaaliyeed Cumar Abdulkadir Artan uu noqon...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément