X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - Hier 05:10

Lix Dhalinyaro ah oo lagu dhex dilay Masaajid ku yaal magaalada Wardheer ee Dowlad Degaanka Soomalida

Arbaco, September, 18, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Magaalada Wardheer ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahayd lagu dhex dilay masaajid ku yaal magaalada Wardheer lix dhalinyaro ah oo Xer ka ahayd Masaajidkaas.

Articles similaires

Wadaado Xer ahaa oo masjid dhexdiisa loogu toogtay aano qabiil darteed

jowhar.com - 05:15

Sep 18 (Jowhar) Wararka ka imanaya magaalada Wardheer ee Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in waaberigii hore saaka masaajid lagu dhex diley lix [6]...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka hadlay Natiijadii Imtixaanka fasalka 12aad ee ay ku dhaceen intii badnayd ardayda Degaanka Soomaalida

hiiraan.com - 12/Sep 14:25

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa uu ku leeyahay...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Sorry! Image not available at this time

Maleeshiyaad hubeysan oo gobolka Galgaduud ku dilay Nin iyo Xaaskiisa

hiiraan.com - 12/Sep 07:40

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in inta u dhaxeysa magaaloyinka Cadaado iyo Godinlabe Xalay...

Sorry! Image not available at this time

Taliyayaasha u sarreeya Ciidanka Itoobiya oo maanta soo gaaray magaalada Jigjiga

hiiraan.com - 05/Sep 08:19

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Taliyaha guud ee Ciidanka Itoobiya Berhanu Jula iyo Ku xigeenkiisa Janaraal Abebaw Taddese ayaa maanta kasoo dagay...

Sorry! Image not available at this time

Taliyayaasha u sarreeya Ciidanka Itoobiya oo maanta soo gaaray magaalada Jigjiga

hiiraan.com - 05/Sep 08:19

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Taliyaha guud ee Ciidanka Itoobiya Berhanu Jula iyo Ku xigeenkiisa Janaraal Abebaw Taddese ayaa maanta kasoo dagay...

Sorry! Image not available at this time

In ka badan 40 ruux oo lagu dilay duqeyn ka dhacay xero barakacayaal ah oo ku taala Gaza

hiiraan.com - 10/Sep 07:05

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo dhanka cirka ah oo ciidamada Isra'il aroornimadii hore ee...

Sorry! Image not available at this time

In ka badan 40 ruux oo lagu dilay duqeyn ka dhacay xero barakacayaal ah oo ku taala Gaza

hiiraan.com - 10/Sep 07:05

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo dhanka cirka ah oo ciidamada Isra'il aroornimadii hore ee...

Dowladda Soomaaliya oo xanibaad saartay xildhibaano iyo saraakiil ku wajahnaa Baydhabo

jowhar.com - 17/Sep 08:41

Sep 17 (Jowhar) Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha Adan Cadde lagu xanibay xildhibaano, Saraakiil...

Sorry! Image not available at this time

Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xayiran garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil

hiiraan.com - 06/Sep 07:20

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil waxaa mudo hal todobaad ka badan ku dhex xayiran...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément