X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 17/Sep 06:06

Israel oo 16 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza

Sep 17 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay, in ugu yaraan 16 qof lagu dilay duqeyn ay ciidamada Isra’il Isniinti ku garaaceen Marinka Gaza, iyada oo dadka la dilay ay ku jiraan shan dumar ah iyo afar carruur ah. Isbitaalka Al Cawda oo la dhigay qaar ka mid ah meydadka ayaa sheegay in duqeyn lagu […]

Articles similaires

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 12/Sep 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Sorry! Image not available at this time

In ka badan 40 ruux oo lagu dilay duqeyn ka dhacay xero barakacayaal ah oo ku taala Gaza

hiiraan.com - 10/Sep 07:05

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo dhanka cirka ah oo ciidamada Isra'il aroornimadii hore ee...

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

Nin hubeysan oo saddex Israa’iili ah ku dilay xadka Urdun iyo Daanta Galbeed

jowhar.com - 09/Sep 05:15

Sep 09 (Jowhar)-Masuu’liyiinta Isra’il ayaa Axaddii sheegay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof oo Isra’ili ah ku dilay...

Israel oo kudhowaad 3000 oo ka tirsan Xisbulah ku dhaawacday dalka Lubnan

jowhar.com - 04:55

Sep 18 (Jowhar) Wasaaradda caafimaadka Lubnan ayaa sheegtay in ugu yaraan 9 qof ay ku dhinteen in ka badan 2,800 oo kalana ku dhaawacmeen, kaddib...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément