X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 21/Sep 10:57

Wasiir Bangladesh oo $500 milyan oo hanti dowladda ku takrifaray

Sep 21 (Jowhar) Warka ku saabsan wasiir ka tirsan Bangladesh oo lacag ka badan 500 oo milyan oo dollar ku kharash gareeyay hanti qaali ah ayaa dad badan oo dalkaas ku nool ka yaabisay oo ka cadhaysiisay. Wasiirka la hadal hayo oo aan magaciisa la shaacin ayaa la sheegay in uu lacag dawladeed u isticmaalay […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Wasiir Fiqi: Ma jirto rajo laga qabo inaan wada xaajood toos ah isugu imaano Itoobiya

hiiraan.com - 27/Sep 05:27

Jimco, September, 27, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in aysan muuqan rajo laga qabo in Soomaaliya iyo Itoobiya ay isugu yimaadaan...

Dowlada UK oo ugu deeqday $6.6 milyan ciidamada Soomaaliya

jowhar.com - 23/Sep 15:40

Sep 23( Jowhar)- Dowlada UK ayaa ugu deeqday lacag dhan £5 milyan oo u dhiganta ($6.6 milyan) ciidamada qaranka Soomaaliya iyadoo loo sii marinayo...

Sorry! Image not available at this time

Milatariga Uganda oo bilaabaya baaritaan ku aaddan shil diyaaradeed oo ka dhacay Soomaaliya

hiiraan.com - 22/Sep 07:28

Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Milatariga Uganda ayaa ku dhawaaqay baaritaanno ku saabsan diyaarad helikobter ah oo milateri oo ku dhacday gudaha...

Sorry! Image not available at this time

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa Jawaab la xidhiidha dekedii ay ugu deeqday

hiiraan.com - 01/Oct 05:35

Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in ay wali Itoobiya ka sugayso in ay kasoo jawaabto dalabkii ay Itoobiya ku siisay...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo Cambaaraysay Hadal ay Dowlada Soomaaliya kaga Hadashay Doorashooyinka Somaliland

hiiraan.com - 14:47

Jimco, October, 4, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa cambaaraysay hadal uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ku sheegay in...

Sorry! Image not available at this time

Kenya oo ku boorisay Qaramada Midoobay inay sii wadaan taageeradooda Soomaaliya

hiiraan.com - 01/Oct 12:33

Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya Willian Ruto ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay (QM) in ay sii wadayaan taageerada ay...

Wasiirka Amniga oo gudoomiyay shir ku saabsan xakameynta hubka

jowhar.com - 22/Sep 12:15

Sep 22 (Jowhar) Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda DFS Cabdullaahi (Fartaag), ayaa guddoomoyey shir looga hadlayay sidii ay hey’adaha amniga dalku u...

Sorry! Image not available at this time

Midowga Yurub oo Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro ah

hiiraan.com - 30/Sep 12:57

Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Midowga Yurub ayaa Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro, iyadoo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda...

Sorry! Image not available at this time

Itoobiya oo cambaaraysay qarax shalay ka dhacay magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 29/Sep 12:08

Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka Itoobiya ayaa cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay magaalada...

Dowlada Masar oo ku amartay muwaadiniinteeda inay ka baxaan Somaliland

jowhar.com - 23/Sep 16:16

Sep 23 ( Jowhar)-Dowlada Masar ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda ku sugan Somaliland inay sida ugu dhaqsaha badan uga baxaan sababo la xiriira xaalad...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément