X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 30/Jul 06:41

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Turkigu sii wadidoono dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga

Articles similaires

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiisadda Itoobiya kala hadlay Josep Borrell

jowhar.com - 05/Sep 08:08

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa...

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Sorry! Image not available at this time

Midowga Yurub oo madaxweynaha Soomaaliya kala hadlay dajinta xiisadda kala dhaxaysa Itoobiya

hiiraan.com - 04/Sep 13:18

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Josep Borrell Fontelles oo ah madaxweyne ku xigeenka ahna u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha dibadda iyo...

Xasan Sheekh oo la kulmay madaxweyne kuxigeenada Jubaland iyo Galmudug

jowhar.com - 02/Sep 08:44

Sep 02 (Jowhar)-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo uu Weheliye Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adan Iyo...

Xasan Sheekh oo la kulmay madaxweyne kuxigeenada Jubaland iyo Galmudug

jowhar.com - 02/Sep 08:44

Sep 02 (Jowhar)-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo uu Weheliye Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adan Iyo...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lataliyaha Arrimaha Ciidamada Qalabla Sida

hiiraan.com - 26/Aug 16:17

Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi...

Xogta iskaashiga cusub ee Shiinaha iyo Soomaaliya sameysteen

jowhar.com - 07/Sep 10:10

Sep 07 (Jowhar) Shiinaha iyo Soomaaliya waxay sare u qaadeen xiriirka diblumaasiyadeed ee iskaashiga istiraatiijiyadeed, Madaxweynaha Shiinaha Xi...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément