X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 07/Jul 21:02

Jubbaland oo sheegtay in ay tallaabo ka qaadayso dadka ku lugta leh colaadda ka taagan degmada Luuq

Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Maamulka jubbaland ayaa digniin u jeediyay dadka ku lugta leh colaadda ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo, halkaas oo shalay iyo maanta uu dagaal xooggan ku dhexmaray labo maleyshiyo beeleed.

Articles similaires

Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo dagaal ku dhex maray duleedka degmada Balcad

jowhar.com - 13/Aug 06:29

Aug 13( Jowhar.com)-Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa saaka waaberigii kooxda Alshabaab waxaa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Raaxoy ee duleedka...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland oo Al-shabaab kala wareegay in ka badan 10 tuulo

hiiraan.com - 19/Aug 06:16

Isniin, Agoosto, 19, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo saacado badan...

Sorry! Image not available at this time

SSC Khaatumo oo digniin ka bixisay duulaanka Somaliland ee gobolka Sool

hiiraan.com - 19/Aug 06:26

Isniin, Agoosto, 19, 2024 (HOL) - Maamulka SSC Khaatumo ayaa digniin culus u diray Somaliland ka dib markii ay Somaliland ku dhawaaqday dagaal ay ku...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

jowhar.com - 20/Aug 09:07

Aug 20(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Bidhaan-dheere oo hoostaga Magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada Dhuusamareeb

hiiraan.com - 20/Aug 08:44

Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka...

Sorry! Image not available at this time

Wasiir Khadiija Al-Makhsuumi "Dadka jara Dhirta iyo kuwa Bacda dalkeena keenaya waxay la mid yihiin khawaarijta"

hiiraan.com - 09/Aug 06:52

Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi oo...

Sorry! Image not available at this time

Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Duulimaadyada Ethiopia

hiiraan.com - 12:00

Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Hay’adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka...

Sorry! Image not available at this time

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay

hiiraan.com - 18/Aug 13:47

Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Ciidamada Daraawshiita maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa dadka deegaanka ayaa maanta howlgalo qorsheysan oo ka dhan ah...

Sorry! Image not available at this time

Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda degmada Baledweyne oo la dilay

hiiraan.com - 10/Aug 07:30

Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Kooxo hubeysan ayaa Xalay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dilay guddoomiye ku xigeenkii...

Dab khasaare culus geystay oo ka kacay suuqa weyn ee magaalada Jowhar

jowhar.com - 11/Aug 10:45

Aug 11( Jowhar.com)-Wararka ka imanaya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in dab xooggan uu ka kacay Suuqa weyn ee magaalada Jowhar, kaasoo dhaliyay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément