X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 03/Jul 10:17

Ciidanka dowladda oo Al-shabaab ka soo furtay Gaadiid badan oo ay madax furasho ka rabeen

Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan oo Xalay shir jaraa’id ku qabtay deegaanka Doonka oo ka mid ah deegaanada u dhaxeeya magaalooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn ee gobolka Sh/Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalo ciidamada kusoo furteen gaadiid ay madax furasho u haysteen kooxda Al-shabaab.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerarkii Xeebta Liido

hiiraan.com - 03/Aug 08:10

Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan oo goordhaw shir jaraa'id ugu qabtay warbaahinta...

Sorry! Image not available at this time

Horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu qabtay gobolka Galgaduud

hiiraan.com - 06/Aug 10:41

Talaado, Agoosto, 6, 2024 (HOL) - Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen gobalka Galgaduud kusoo qabtay...

Sorry! Image not available at this time

Dadka ku nool deegaanada gobolka Bakool oo amaro cusub la duldhigay

hiiraan.com - 08/Aug 06:52

Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgasha deegaanada gobolka Bakool ayaa...

Sorry! Image not available at this time

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka socda gobolka Jubbada Hoose

hiiraan.com - 04/Aug 08:58

Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa ATMIS oo howlgal wadajir ah ka sameeyay Shabeellaha Hoose

hiiraan.com - 09/Aug 14:55

Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ATMIS ee ku sugan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo sheegtay in nolol wanaagsan ka jirto deegaanadii laga xureeyay Al-shabaab

hiiraan.com - 29/Jul 06:54

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Yuusuf Xoosh ayaa faahfaahin dheeraad ah ka...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo digniin u diray dadka shacabka ah ee wali degan dhulalka danta guud ah

hiiraan.com - 28/Jul 11:15

Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal burburin ah oo...

Sorry! Image not available at this time

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay dhul howd ah oo ku yaala gobolka Jubbada Hoose

hiiraan.com - 29/Jul 06:19

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland guutada Birjeex ayaa howlgal ay ka sameeyeen dhulka howdka ah ee ku yaala...

Sorry! Image not available at this time

Hay’adaha Ammaanka Kenya oo fashiliyay weerar Alshabaab ah ay ku qaadi lahaayeen deegaan katirsan Garissa

hiiraan.com - 30/Jul 09:06

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa fashiliyay weerar qorsheysan oo Al Shabaab ay ka fulin lahaayeen deegaanka...

Turkiga oo ku dhawaaqay in Itoobiya ay ka laabaneyso heshiiskii Badda ee Somaliland

jowhar.com - 08:12

Aug 10( Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkey Hakan Fidan ayaa shaaciyey in Itoobiya ay si rasmi ah uga codsan doonto Soomaaliya helida deked....

Les derniers communiqués

  • Aucun élément