X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 14/Aug 11:42

Deni oo gudoomiyay kulan ku saabsan amniga magaalada Gaalkacyo

Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland ee gobolka Mudug. Kulanka oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo ayaa looga Hadlay Amniga guud ee Puntland, gaar ahaan Gobolka Mudug, dib-u-habeynta Ciidanka iyo xoojinta wada shaqaynta Hay’addaha Amniga iyo bulshada. Deni ayaa saraakiisha amniga ka dhageystay warbixinta […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku gaaray isfahan ku saabsan xoojinta nabadda Mudug

hiiraan.com - 14/Sep 07:13

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa ku heshiiyay xoojinta isdhexgalka bulshada iyo nabadaynta...

Siciid Deni oo Garoowe ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

jowhar.com - 12:51

Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabila Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan...

Qoor qoor iyo Deni oo ka qeyb galay shirweynaha sare u qaadida nabadaynta Mudug

jowhar.com - 15/Sep 05:08

Sep 14 (Jowhar) Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa si wadajir ah magaalada Gaalkacyo ugu qeyb galay...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Deni iyo Qoor qoor oo ku heshiiyay Afar qodob

jowhar.com - 14/Sep 07:22

Sep 13 (Jowhar) MAdaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug oo xalay shir aan caadi eheyn ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ka wada hadlay...

Madaxweyne Xasan oo Xoghayaha guud ee IGAD wadahadal kula yeeshay madaxtooyada

jowhar.com - 16:04

Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha...

Sorry! Image not available at this time

Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo khuseeya labada dalka

hiiraan.com - 03/Sep 07:06

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Wasiiradda Gaashaandhiga dalalka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa kulan la xariiray xoojinta iskaashiga iyo difaaca...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément