X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 14/Sep 07:22

Deni iyo Qoor qoor oo ku heshiiyay Afar qodob

Sep 13 (Jowhar) MAdaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug oo xalay shir aan caadi eheyn ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ka wada hadlay skaashiga dhanka amniga, nabadeynta iyo is-dhexgalka bulshada. Shirkan ayaa laga soo saaray Afar qodob oo ay heshiis ku gaareen Siciid Deni iyo Axmed Qoor qoor. Labada madaxweyne waxa ay sidoo kale isla soo […]

Articles similaires

Deni iyo Qoor qoor oo ku heshiiyay Afar qodob

jowhar.com - 14/Sep 07:22

Sep 13 (Jowhar) MAdaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug oo xalay shir aan caadi eheyn ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ka wada hadlay...

Sorry! Image not available at this time

Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku gaaray isfahan ku saabsan xoojinta nabadda Mudug

hiiraan.com - 14/Sep 07:13

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa ku heshiiyay xoojinta isdhexgalka bulshada iyo nabadaynta...

Qoor qoor iyo Deni oo ka qeyb galay shirweynaha sare u qaadida nabadaynta Mudug

jowhar.com - 15/Sep 05:08

Sep 14 (Jowhar) Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa si wadajir ah magaalada Gaalkacyo ugu qeyb galay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kala hadlay Odayaasha Dhaqanka xiisada DFS iyo K/ Galbeed

jowhar.com - 12/Sep 11:51

Sep 12 (Jowhar)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada...

Aabbe carruur uu dhalay ay ku dhinteen weerarkii Liido oo lacag la guddoonsiiyay

jowhar.com - 17/Sep 16:31

Sep 17 (Jowhar)Guddiga Maaliyadda gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA, ayaa maanta deeq lacag dhan 20,000 oo dollar....

Aabbe carruur uu dhalay ay ku dhinteen weerarkii Liido oo lacag la guddoonsiiyay

jowhar.com - 17/Sep 16:31

Sep 17 (Jowhar)Guddiga Maaliyadda gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA, ayaa maanta deeq lacag dhan 20,000 oo dollar....

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Diyaarado dagaal oo duqeeyay saldhigyo Shabaab ay ku leeyihiin Galgaduud iyo Sh.dhexe

jowhar.com - 04/Sep 09:23

Sep 04 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday saldhigyo Shabaab ay ku leeyihoin deegaano ka tirsan...

Sorry! Image not available at this time

Minnesota : Shir Sannadeedka 21aad ee IANA oo Dhiirigelinaya Midnimada, xasilinta qoyska, iyo ilaanta diinta iyo dhaqanka

hiiraan.com - 04/Sep 12:07

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Kulankii 21aad ee Jamciyada Islamka ee Waqooyiga Ameerika (Islamic Association of North America IANA) ayaa lagu...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément