X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 21/Aug 06:20

Mucaaradka Israel oo Netanyahu ku cadaadinayo xabad joojinta Gaza

Aug 21(Jowhar)-Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil ayaa ku boorriyay Mr Netanyahu in uu oggolaado heshiis xabbad joojin ah oo deg deg ah oo laga gaaro Gaza ka hor inta aysan dhamaan la haystayaasha Israa’iil ee halkaasi ku sugan dhiman. Yair Lapid ayaa ku eedeeyay ra’iisul wasaaraha inuu isku dayay inuu waxyeeleeyo wada xaajoodyada.Mar sii horreysay, millatariga Israa’iil […]

Articles similaires

Xuutiyiinta Yemen oo aqbashay in gurmad uu gaaro markab ku gubanaya Badda Cas

jowhar.com - 29/Aug 04:39

Aug 29(Jowhar)-Howlgalka Iran ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi sheegay, in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ogolaatay in doonyo iyo maraakiib gurmad ah...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Nin hubeysan oo saddex Israa’iili ah ku dilay xadka Urdun iyo Daanta Galbeed

jowhar.com - 09/Sep 05:15

Sep 09 (Jowhar)-Masuu’liyiinta Isra’il ayaa Axaddii sheegay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof oo Isra’ili ah ku dilay...

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto gabar Maraykanka-Turkish

jowhar.com - 06/Sep 18:05

Sep 06 (Jowhar)-Aysenur Ezgi Eygi oo 26 jir ah ayaa madaxa laga toogtay intii uu socday mudaaharaad looga soo horjeeday deegaamaynta sharci darrada ah...

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto gabar Maraykanka-Turkish

jowhar.com - 06/Sep 18:05

Sep 06 (Jowhar)-Aysenur Ezgi Eygi oo 26 jir ah ayaa madaxa laga toogtay intii uu socday mudaaharaad looga soo horjeeday deegaamaynta sharci darrada ah...

Israel oo heshay meydadka lix kamid ah maxaabiistii ay heysatay Xamaas

jowhar.com - 01/Sep 09:34

Sep 01 (Jowhar) Israa’iil ayaa sheegtay in ciidamadeedu heleen maydadka lix la hayste oo gacanta ugu jiray ururka Xamaas Marinka Qasa. War ka soo...

Sorry! Image not available at this time

Suuq ku yaala degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho oo qaraxyo lagu weeraray

hiiraan.com - 31/Aug 06:24

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Suuqa ugu weyn degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu guban haayo mudo dhowr saacadood...

Sorry! Image not available at this time

Turkiga oo doonaya inuu Soomaaliya ka sameeyo xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada

hiiraan.com - 11/Sep 06:06

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo...

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo dalka dib ugu soo laabtay

jowhar.com - 29/Aug 12:17

Aug 29 (Jowhar)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo...

Sirdoonka Somailand oo xabsiga dhigay Xildhibaan Maxamed Abiib

jowhar.com - 02/Sep 11:52

Sep 02 (Jowhar) Sirdoonka Somaliland ayaa garoonka Hargeysa ka qabtat Xildhibaan Max’ed Abiib, oo kasoo laabtay Imaaraatka Carabta, isagoo...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément