X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 21/Aug 06:27

5 Askari oo ka tirsan NISA oo lagu dilay qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Aug 21(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo saaka lagu weeraray bar kontrol oo ciidanka NISA ay ku leeyihiin deegaanka Tareedisho (KM13) oo ka tirsan degmada Kaxda. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari Surf ah oo uu watay nin naftiis halige ah ayaa bartilmaameedsaday goobta ay ku sugnaayeen ciidanka Nabad […]

Articles similaires

Gobalka Banaadir oo ka digay dadka ka ganacsiga Maandooriyaha

jowhar.com - 30/Aug 06:44

Aug 30 (Jowhar)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Madaale ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliiska...

Diyaarado dagaal oo duqeeyay saldhigyo Shabaab ay ku leeyihiin Galgaduud iyo Sh.dhexe

jowhar.com - 04/Sep 09:23

Sep 04 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday saldhigyo Shabaab ay ku leeyihoin deegaano ka tirsan...

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo beeniyay in Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid ah Muqdisho

hiiraan.com - 08/Sep 05:58

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa beeniyay in Xalay hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo beeniyay in Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid ah Muqdisho

hiiraan.com - 08/Sep 05:58

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa beeniyay in Xalay hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka PSF oo ku amray dadka deggan garoonka diyaaradaha boosaaso inay ka fogaadaan

hiiraan.com - 11/Sep 09:42

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa ku amray dadka deggen agagaarka garoonka diyaaradaha ee...

Sorry! Image not available at this time

Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo Baledweyne ku dilay wiil dhalinyaro ahaa

hiiraan.com - 01/Sep 14:47

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil duhurnimadii maanta loogu geystay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay gobolka Hiiraan

jowhar.com - 29/Aug 13:07

Aug 29(Jowhar) Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka dagaalka ay isaga baxeen saldhigyo ay ku...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Sorry! Image not available at this time

Suuq ku yaala degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho oo qaraxyo lagu weeraray

hiiraan.com - 31/Aug 06:24

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Suuqa ugu weyn degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu guban haayo mudo dhowr saacadood...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément