X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 19/Aug 13:18

Mareykanka oo shaaciyay fursadii u danbeysay ee xalka colaada Gaza

Aug 19(Jowhar)-Xoghayaha arrimaha debedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in wadahadalada haatan socdaa inay yihiin isku daygii u dambeeyey ee la doonayo in heshiis xabbad-joojin ah lagaga gaadho dagaalka ka socda marinka Qaza ee u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, isla markaana in la sii daayo la haystayaasha kala duwan. “Waxaan joogtaa xilli xasaasi ah […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Wajigii saddexaad ee wadahadalada Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday

hiiraan.com - 15/Sep 06:42

Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Wajigii 3aad ee wadahadalada Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo ballansanaa 17-ka Sebtembar, ayaa...

Kamal Harris iyo Domald Trump oo yeeshay dood aad u adag

jowhar.com - 11/Sep 06:03

Sep 11 (Jowhar) Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah, iyo Madaxweynihii hore Donald Trump oo Jamhuuri ah, ayaa habeenkii...

Kamal Harris iyo Domald Trump oo yeeshay dood aad u adag

jowhar.com - 11/Sep 06:03

Sep 11 (Jowhar) Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah, iyo Madaxweynihii hore Donald Trump oo Jamhuuri ah, ayaa habeenkii...

Sorry! Image not available at this time

Soomaaliya oo IGAD ka codsatay inay kaalin ka qaadato xalka arrimaha ay isku hayaan Itoobiya

hiiraan.com - 16/Sep 11:05

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay xoghayaha guud ee...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo si rasmi ah ugu dhawaaqday in uu guul ku soo dhamaaday heshiiskii ay la gashay Itoobiya

hiiraan.com - 11/Sep 14:12

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in uu guul ku soo dhamaaday heshiiskii is fahan ee ay la gashay Itoobiya, isla...

Donald Trump oo mar kale ka badbaaday isku day dil ahaa

jowhar.com - 16/Sep 05:11

Sep 15 (Jowhar) Hey’adda FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan isku day kale oo lagu dili rabay oo shalay galab lala...

Donald Trump oo mar kale ka badbaaday isku day dil ahaa

jowhar.com - 16/Sep 05:11

Sep 15 (Jowhar) Hey’adda FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan isku day kale oo lagu dili rabay oo shalay galab lala...

Sorry! Image not available at this time

Afhayeenka ONLF " Hadalka kasoo yeeray Taliyaha Ciidanka Itoobiya, waxaanu u aragnaa mid daandaansi ah"

hiiraan.com - 13/Sep 12:44

Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Afhayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hadal dhawaan ka soo yeedhay Taliyaha...

Lafta-gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo, kana hadlay xiisadda Itoobiya

jowhar.com - 09/Sep 11:20

Sep 09 (Jowhar)Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément