X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 09/Aug 15:41

Xasan Sheekh;”Dalka Doorasho qof iyo cod ayuu galayaa ka noqosho iyo ka tanaasulid lahayn”

Aug 09( Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka isagoo qudbad ka jeediyay salaada Jimce ee maanta masjidka ku yaal gudaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho,waxaana uu sheegay in dalka uu galayo doorasho qof iyo cod ah oo aysan jirin wax ka noqosho ama ka tanaasulaad ah. Waxa uu Madaxweyne Xasan […]

Articles similaires

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Madaxweyne Xasan oo diiday in ra’iisio wasaaraha Itoobiya uu wadahadal kula yeesho Shiinaha

jowhar.com - 07/Sep 07:04

Sep 07 (Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iska diiday inuu magaalada Beijing ee dalka Shiinah kula kulmo ra’iisio...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi

jowhar.com - 13/Sep 14:13

Sep 13 (Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, iyo guud...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha

jowhar.com - 03/Sep 09:51

Sep 03 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah kula qaatay Madaxtooyada Beijing dhigiisa dalka Shiinaha

hiiraan.com - 06/Sep 13:24

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément