X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 02/Sep 11:52

Sirdoonka Somailand oo xabsiga dhigay Xildhibaan Maxamed Abiib

Sep 02 (Jowhar) Sirdoonka Somaliland ayaa garoonka Hargeysa ka qabtat Xildhibaan Max’ed Abiib, oo kasoo laabtay Imaaraatka Carabta, isagoo mudooyinkii u dambeeyey aad u mucaaradsanaa dhinaca Madaxweyne Biixi, mucaaradka oo baadigoobay ayaa Xabsiyada ka waayay ilaa hadda. Madaxweyne Biixi ayaa jooga deegaanada Baki iyo Ruqi oo ah deegaanada Xildhibaan Abiib laga doortay. Abiib ayaa dhawaan […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Golaha Wakiilada Somaliland oo markale diiday dacwada Xildhibaan Maxamed Abiib, iyo cambaaraynta xadhigiisa oo sii kordhaysa

hiiraan.com - 08/Sep 20:04

Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa markale cod aqlabiyad ah ku diiday eedaha loo haysto Xildhibaan Maxamed Abiib,...

Sorry! Image not available at this time

Jabhad ka dhan ah xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay gobolka Awdal

hiiraan.com - 16:02

Arbaco, September, 18, 2024 (HOL) - Waxa gobolka Awdal lagaga dhawaaqay jabhad la magac baxday Gurmad, oo ka cadhootay xadhiga Xildhibaan Maxamed...

Sorry! Image not available at this time

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in maxkamad la saarayo Xildhibaan Maxamed Abiib

hiiraan.com - 04/Sep 11:36

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah,...

Sorry! Image not available at this time

Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo ku baaqay in Xildhibaan Maxamed Abiib uu cadaalad helo

hiiraan.com - 16/Sep 12:32

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo booqasho ugu tagay Xildhibaan Maxamed Abiib, ayaa ku baaqay in sida...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Biixi oo sheegay in uu hirgalayo heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

hiiraan.com - 06/Sep 16:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in cadaadis kasta oo jira uu hirgalayo heshiiska Somaliland...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Biixi oo sheegay in uu hirgalayo heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

hiiraan.com - 06/Sep 16:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in cadaadis kasta oo jira uu hirgalayo heshiiska Somaliland...

Lafta-gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo, kana hadlay xiisadda Itoobiya

jowhar.com - 09/Sep 11:20

Sep 09 (Jowhar)Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka PSF oo ku amray dadka deggan garoonka diyaaradaha boosaaso inay ka fogaadaan

hiiraan.com - 11/Sep 09:42

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa ku amray dadka deggen agagaarka garoonka diyaaradaha ee...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo sheegtay in amniga garoonka Boosaso uu sugan yahay xilli shirkadaha duulimadyadu ay diideen inay ka dagaan

hiiraan.com - 16/Sep 06:17

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo di ugu soo laabtay Muqdisho

jowhar.com - 13/Sep 14:31

Sep 13 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dib ugu soo laabtay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément