X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 15/Sep 05:08

Qoor qoor iyo Deni oo ka qeyb galay shirweynaha sare u qaadida nabadaynta Mudug

Sep 14 (Jowhar) Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa si wadajir ah magaalada Gaalkacyo ugu qeyb galay shirweynaha sare u qaadida nabadaynta Gobolka Mudug. Shirkan oo muhiim u ahaa nabadaynta gobolka ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada, sida odayaasha dhaqanka, ganacsatada, culimada, dhallinyarada, iyo haweenka. Madaxweyne […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku gaaray isfahan ku saabsan xoojinta nabadda Mudug

hiiraan.com - 14/Sep 07:13

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa ku heshiiyay xoojinta isdhexgalka bulshada iyo nabadaynta...

Deni iyo Qoor qoor oo ku heshiiyay Afar qodob

jowhar.com - 14/Sep 07:22

Sep 13 (Jowhar) MAdaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug oo xalay shir aan caadi eheyn ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ka wada hadlay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kala hadlay Odayaasha Dhaqanka xiisada DFS iyo K/ Galbeed

jowhar.com - 12/Sep 11:51

Sep 12 (Jowhar)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Gaari Al-shabaab sahay u siday iyo raggii waday oo lagu qabtay gobolka Mudug

hiiraan.com - 06/Sep 09:04

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Ciidamada amaanka maamulka gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay gaari sahay u siday kooxda Al-shabaab iyo ragii...

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay deegaan muhiim ah

hiiraan.com - 17/Sep 14:57

Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo maanta ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ka...

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Siciid Deni oo Garoowe ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

jowhar.com - 16/Sep 12:51

Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabila Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément