X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 15/Jul 09:50

Alshabaab oo sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay degmada Boondheere

Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaamin ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Top Coffee oo kutaala degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan shan qof iyo dhaawaca 20 kale.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Banaanbax lagu taageerayay ciidanka Itoobiya oo Maanta ka dhacay degmada Waajid

hiiraan.com - 31/Aug 14:09

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Banaanbaxaan maanta ka dhacay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa ahaa mid lagu taageerayay in deegaanada Koonfur...

Sorry! Image not available at this time

Shil gaari oo ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo wiilkeeda oo ka dhacay magaalada Garowe

hiiraan.com - 01/Sep 12:43

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Shil gaari oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada kantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa sababay...

Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux

jowhar.com - 04/Sep 18:40

Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad ​​30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada Buula burte

hiiraan.com - 31/Aug 16:35

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo galinkii dambe ee maanta ka dhacay gudaha magaalada...

Gobalka Banaadir oo ka digay dadka ka ganacsiga Maandooriyaha

jowhar.com - 30/Aug 06:44

Aug 30 (Jowhar)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Madaale ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliiska...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay magaalada Buula mareer

hiiraan.com - 29/Aug 07:25

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay gudaha magaalada Buula mareer ee gobolka...

Doon ay saarnaayeen Muhaajiriin oo ku degtey xeebaha dalka Senegal

jowhar.com - 10/Sep 20:58

Sep 10 (Jowhar) Ugu yaraan 26 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay xeebaha dalka Senegal....

Doon ay saarnaayeen Muhaajiriin oo ku degtey xeebaha dalka Senegal

jowhar.com - 10/Sep 20:58

Sep 10 (Jowhar) Ugu yaraan 26 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay xeebaha dalka Senegal....

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto gabar Maraykanka-Turkish

jowhar.com - 06/Sep 18:05

Sep 06 (Jowhar)-Aysenur Ezgi Eygi oo 26 jir ah ayaa madaxa laga toogtay intii uu socday mudaaharaad looga soo horjeeday deegaamaynta sharci darrada ah...

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto gabar Maraykanka-Turkish

jowhar.com - 06/Sep 18:05

Sep 06 (Jowhar)-Aysenur Ezgi Eygi oo 26 jir ah ayaa madaxa laga toogtay intii uu socday mudaaharaad looga soo horjeeday deegaamaynta sharci darrada ah...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément