X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 11/Jul 10:53

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka oo ka qeyb galay shir ka furmay dalka Tuniisiya

jul 11(Jowhar.com)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Said Mohamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caasimadda Tuniisiya ee Tuunis uga qayb galay kulan ay isugu yimaadeen madaxda Hay’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee wadamadada ku jira Ururka Jaamacadda Carabta. Shirkan oo sannadle ah ayaa waxaa xilligan diiradda lagu saaray, ka hortagga dukumentiyada safarka […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Ciidamada badda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Yurub oo soo gabagabeeyay dhoolatus ciidan oo ay sameeyeen

hiiraan.com - 12:45

Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo kaashanayay Howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa soo gebagebeeyey...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan degdeg ah la qaatay hay'adaha Amniga kaddib weerarkii dhimashada badan dhaliyay ee xeebta Liido

hiiraan.com - 03/Aug 12:10

Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulan...

Dr Abdikarin Muxidiin oo si rami ah ula wareegay xilka Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD

jowhar.com - 14:58

Aug 10(Jowhar.com)-Dr. Cabdikariim Muxaydiin Axmed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD, kadib xaflad xilwareejin...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka Booliiska Puntland oo qabtay eedaysane loo haysto dilka guddoomiye ku xigeenkii maaliyadda Jaamacadda Barifa Afrika

hiiraan.com - 01/Aug 06:29

Khamiis, Agoosto, 1, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa gacanta ku dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo loo haysto inuu magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Orodyahan Soomaali Canadian ah oo kaalinta 4aad ka galay tartanka orodada ee Paris

hiiraan.com - 03/Aug 11:06

Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Orodyahanka reer Canada Moh Ahmed, oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa ku dhameystay kaalinta afaraad tartanka ...

Sorry! Image not available at this time

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac dad shacab ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 03/Aug 11:10

Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saakay oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad shacab ah oo safar...

Sorry! Image not available at this time

Qarax miino oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad shacab oo ka dhacay Galgaduud

hiiraan.com - 31/Jul 06:56

Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in deegaanka Gawaan oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada...

Sorry! Image not available at this time

Iiraan iyo Israa'iil oo hanjabaado culus hawada isku marsiiyay, kadib dilka hoggaamiyahii Xamaas

hiiraan.com - 01/Aug 08:08

Khamiis, Agoosto, 1, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha ruuxiga ee dalka Iiran Ayatollah Ali Khamenei oo ka hadlay dilkii loogu geystay gudaha magaalada Tehran...

Xuutiyiintq Yemen oo dishay 70 Askari oo la shaqeynayay Mareykanka iyo Israel

jowhar.com - 14:11

Aug 10( Jowhar.com)-Sida laga soo xigtay Jeneraalo Mareykan ah iyo ilo Sirdoon oo kusugan Barriga Dhexe, Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa dilay...

Sorry! Image not available at this time

Ciidamada dowladda oo howlgal burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

hiiraan.com - 28/Jul 07:51

Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Ciidamo isugu jira Booliis iyo Nabadsugid ayaa howlgalo burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda arrimaha gudaha...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément