X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 09/Jul 14:41

Wafdi ka socda Jubbaland oo degmada Luuq u tagay xal u helista dagaal beeleed khasaare badan geystay

Talaado, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Wafdigaan oo uu hoggaaminaayo madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray magaalada Luuq ee gobolka Gedo oo maalmahii lasoo dhaafay ka dhaceen dagaal beeleed khasaare geystay.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada Dhuusamareeb

hiiraan.com - 20/Aug 08:44

Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland oo Al-shabaab kala wareegay in ka badan 10 tuulo

hiiraan.com - 19/Aug 06:16

Isniin, Agoosto, 19, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo saacado badan...

Sorry! Image not available at this time

SSC Khaatumo oo digniin culus kasoo saartay Safarka Madaxweynaha Somaliland ee gobolka Sanaag

hiiraan.com - 07:01

Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Hogaanka sare ee maamulka SSC Khaatumo ayaa si adag u cambaareeyay safar maalmahii lasoo dhaafay uu madaxweynaha...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Masar

hiiraan.com - 14/Aug 07:21

Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray...

Sorry! Image not available at this time

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in xal degdeg ah lagasoo saarayo cabashada bajaajlayaasha

hiiraan.com - 15/Aug 13:05

Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir, Maxamed Aadan Diiriye Yabooh, ayaa sheegay maamulka gobolka Banaadir inuu...

Sorry! Image not available at this time

Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

hiiraan.com - 12/Aug 06:27

Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba qarax oo Shalay galinkii dambe ka dhacay magaalada Jalalaqsi ee gobolka...

Dab khasaare culus geystay oo ka kacay suuqa weyn ee magaalada Jowhar

jowhar.com - 11/Aug 10:45

Aug 11( Jowhar.com)-Wararka ka imanaya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in dab xooggan uu ka kacay Suuqa weyn ee magaalada Jowhar, kaasoo dhaliyay...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya oo jawaab culus ka bixisay hadalkii Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee dalka Itoobiya

hiiraan.com - 21/Aug 14:59

Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Xoghayaha Joogta ee Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Aadan Xaadoow ayaa si kulul uga...

Sorry! Image not available at this time

Somali National Army and Jubbaland forces recapture ten villages in Gedo region

hiiraan.com - 19/Aug 07:54

Kismayo (HOL) — The Somali National Army (SNA), supported by Jubbaland Dervishes forces, conducted a military operation on the road between Luuq and...

Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo dagaal ku dhex maray duleedka degmada Balcad

jowhar.com - 13/Aug 06:29

Aug 13( Jowhar.com)-Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa saaka waaberigii kooxda Alshabaab waxaa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Raaxoy ee duleedka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément