X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 15/Jul 09:50

Alshabaab oo sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay degmada Boondheere

Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaamin ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Top Coffee oo kutaala degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan shan qof iyo dhaawaca 20 kale.

Articles similaires

Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo dagaal ku dhex maray duleedka degmada Balcad

jowhar.com - 13/Aug 06:29

Aug 13( Jowhar.com)-Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa saaka waaberigii kooxda Alshabaab waxaa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Raaxoy ee duleedka...

Sorry! Image not available at this time

Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 21/Aug 06:10

Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay bar koontarool oo ku taala inta u...

Israel oo oo 29 qof oo caruur ku jirto ku dishay magaalada Gaza

jowhar.com - 19/Aug 06:09

Aug 19(Jowhar)-Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen...

Sorry! Image not available at this time

Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

hiiraan.com - 12/Aug 06:27

Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba qarax oo Shalay galinkii dambe ka dhacay magaalada Jalalaqsi ee gobolka...

Sorry! Image not available at this time

UK oo magdhow u furaysa dadkii ku dhintay weerarkii xeebta Liido

hiiraan.com - 17/Aug 08:50

Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Dhibanayaasha iyo qoysaska kasoo jeeda UK ee ay waxyeelladu kasoo gaartay weerarkii Al-Shabaab ee 2-dii August ka...

5 Askari oo ka tirsan NISA oo lagu dilay qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

jowhar.com - 21/Aug 06:27

Aug 21(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo saaka lagu weeraray bar kontrol oo ciidanka NISA ay...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

jowhar.com - 20/Aug 09:07

Aug 20(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Bidhaan-dheere oo hoostaga Magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada Dhuusamareeb

hiiraan.com - 20/Aug 08:44

Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka...

Sorry! Image not available at this time

Baarlamaanka Fedaraalka oo ka dooday cabashada ka dhalatay Canshuurta Iibka iyo Wasiir biixi oo sharaxay

hiiraan.com - 19/Aug 14:04

Isniin, Agoosto, 19, 2024 (HOL) - Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweynaha Turkiga oo rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada maanta dalkiisa uga furmaya Soomaaliya iyo Ethiopia

hiiraan.com - 12/Aug 06:29

Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta oo Isniin ah wadahadaladii labaad uu kaga ka billaabanayaa magaalada...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément