X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 11/Jul 16:55

Madaxweyne Xasan oo gudoomiyay shir ka dhan ah maal gelinta argagixisada

jul 11(Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo ku qabsoomay Xafiiska Amniga Qaranka ee Xarunta Madaxtooyada. Guddiga ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay warbixinno ku saabsan hannaankooda shaqo, guulaha laga gaaray xakamaynta ilaha dhaqaale ee Khawaarijta iyo qorsheyaasha cusub ee lagu wajahayo xeeladaha […]

Articles similaires

Madaxweyne Xasan oo xarunta Wasaarada Gaashaandhigga kula kulmay taliyaha ciidanka xoogga iyo madax kale

jowhar.com - 31/Aug 16:49

Aug 31(Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Taliiska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga....

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Madaxweynaha Shiinaha oo kulan hordhac ah la qaatay madaxda Afrika ee ku sugan Beijing

jowhar.com - 04/Sep 16:53

Sep 04 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiisadda Itoobiya kala hadlay Josep Borrell

jowhar.com - 05/Sep 08:08

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa...

Sorry! Image not available at this time

Maxay tahay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheikh ku eryay ergaygii u qaabilsanaa caafimaadka iyo Nafaqada?

hiiraan.com - 01/Sep 21:04

Axad, September, 1, 2024 (HOL) -Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhowaaqay xil ka qaadis uu ku...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha

jowhar.com - 03/Sep 09:51

Sep 03 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément