X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 09/Jul 06:32

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay 970 qoys oo ku barakacay dagaalladii ka dhacay Galbeedka gobolka Mudug

Talaado, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dagaal beeleedyada ka dhacay gobolka Mudug ay ka dhasheen barakac baahsan iyo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac afartii bilood ee la soo dhaafay.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Qaramada Mdioobay oo beenisay inay soo saartay digniin Amni oo Ku wajahan shaqaalaheeda Muqdisho

hiiraan.com - 06:03

Arbaco, Agoosto, 21, 2024 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa iska fogeeyay warbixin la sheegay in Qaramada Midoobay ay soo...

Sorry! Image not available at this time

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo qaylo dhaan Ka muujiyay hubka sharci darada ah ee ka soo qulqulaya Itoobiya

hiiraan.com - 16/Aug 06:56

Jimco, Agoosto, 16, 2024 (HOL) - Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa walaac xooggan ka muujiyay hubka sharci...

Deni oo gudoomiyay kulan ku saabsan amniga magaalada Gaalkacyo

jowhar.com - 14/Aug 11:42

Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland ee gobolka Mudug....

Sorry! Image not available at this time

Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

hiiraan.com - 12/Aug 06:27

Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba qarax oo Shalay galinkii dambe ka dhacay magaalada Jalalaqsi ee gobolka...

Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo dagaal ku dhex maray duleedka degmada Balcad

jowhar.com - 13/Aug 06:29

Aug 13( Jowhar.com)-Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa saaka waaberigii kooxda Alshabaab waxaa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Raaxoy ee duleedka...

Sorry! Image not available at this time

Qaramada Midoobay oo ku boorisay dhinacyada isku haya Soomaaliya inay ilaaliyaan shaqaalaha gargaarka ka shaqeeya

hiiraan.com - 19/Aug 13:02

Isniin, Agoosto, 19, 2024 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada isku haya Soomaaliya inay ixtiraamaan oo ay ilaaliyaan...

Qaramada Midoobe oo ka digtay cudurka Cudurka Busbus-ka oo si xowli ah ku faafaya

jowhar.com - 15/Aug 07:02

Aug 15(Jowhar)-Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo quseysa caafimaadka guud caalamka, kaddib ay...

Kudhowaad 100 ruux oo ku geeriyootay shil diyaaradeed ka dhacay dalka Brazil

jowhar.com - 10/Aug 06:02

Aug 10( Jowhar.com)-Diyaarad kuwa rakaabka qaada ah oo ay la socdeen in ka badan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in Jimcihi shalay ay ku burburtay...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

jowhar.com - 09:07

Aug 20(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Bidhaan-dheere oo hoostaga Magaalada...

Dowlada oo wax ka bedeshay lacagta Leesinka Moto Bajaajta

jowhar.com - 18/Aug 14:19

Aug 18(Jowhar)-Kulan ay yeesheen Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada e xukuumada Somaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray wax...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément