X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 29/Jun 09:05

Puntland iyo Galmudug oo xabbad joojin ka hirgaliyay deegaanada lagu dagaalamay ee Galbeedka Mudug

Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Wafdi ka kala socday Puntland iyo Galmudug, ayaa ku guulaystay in xabbad joojin lakala dhex dhigo labo maleyshiyo beeleed oo ku dagaalamay degaanka Jiicboor ee Galbeedka gobolka Mudug, dagaalkaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca ku dhawaad 50 qof.

Articles similaires

Deni oo gudoomiyay kulan ku saabsan amniga magaalada Gaalkacyo

jowhar.com - 14/Aug 11:42

Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland ee gobolka Mudug....

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

jowhar.com - 20/Aug 09:07

Aug 20(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Bidhaan-dheere oo hoostaga Magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada Dhuusamareeb

hiiraan.com - 20/Aug 08:44

Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka...

Mucaaradka Israel oo Netanyahu ku cadaadinayo xabad joojinta Gaza

jowhar.com - 21/Aug 06:20

Aug 21(Jowhar)-Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil ayaa ku boorriyay Mr Netanyahu in uu oggolaado heshiis xabbad joojin ah oo deg deg ah oo laga gaaro...

Mareykanka oo shaaciyay fursadii u danbeysay ee xalka colaada Gaza

jowhar.com - 19/Aug 13:18

Aug 19(Jowhar)-Xoghayaha arrimaha debedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in wadahadalada haatan socdaa inay yihiin isku daygii u dambeeyey...

Sorry! Image not available at this time

Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland oo ku eedeeyay dowladda Federaalka inay cunaqabayn ah ku hayso dadka reer Puntland

hiiraan.com - 20/Aug 09:54

Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah Xubnaha labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo jeeda Puntland, ayaa walaac xooggan ka muujiyay in...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Yaaq Bariweyne

jowhar.com - 22/Aug 10:02

Aug 22(Jowhar)-Dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo kale oo Macawisley ah oo ku sugan deegaanka Yaaqbariweyne...

Ciidamada Ukraine oo weerar dhulka iyo hawada ah ku qaaday Ruushka

jowhar.com - 09/Aug 13:37

Aug 09( Jowhar.com)-Wararka ugu dambeeyay ee ka imanaya dagaalka u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha ahayn...

Israa’iil oo soo celisay musiibadii Abu Ghraib iyo dunida oo ka aamusan

jowhar.com - 11/Aug 05:41

Aug 11(Jowhar.com)-Mareegta Middle East Eye maqaal ay qoreen qorayaasha Peter Oborne iyo Lubna Masarweh ayaa waxa uu ciwaankoodu ahaa “Israa’iil...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo qabatay mid kamid ah Shabaabkii ka baxsaday xabsi kuyaala Gaalkacyo

hiiraan.com - 11/Aug 07:55

Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Barkhad Cawil Xirsi oo ka mid ahaa Afar maxbuus oo ka tirsanaa...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément