X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 11/Jul 16:55

Madaxweyne Xasan oo gudoomiyay shir ka dhan ah maal gelinta argagixisada

jul 11(Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo ku qabsoomay Xafiiska Amniga Qaranka ee Xarunta Madaxtooyada. Guddiga ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay warbixinno ku saabsan hannaankooda shaqo, guulaha laga gaaray xakamaynta ilaha dhaqaale ee Khawaarijta iyo qorsheyaasha cusub ee lagu wajahayo xeeladaha […]

Articles similaires

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Doorashooyinka iyo Sharciga Xisbiyadda

jowhar.com - 08/Aug 09:10

Aug 08( Jowhar.com)-Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa maanta gudoomiyay shirka Khamiislaha e egolaha wasiirada, kaasoo...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo wadahadal ku yeeshay khadka Taleefanka

hiiraan.com - 30/Jul 07:09

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Xalay wadahadal...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan degdeg ah la qaatay hay'adaha Amniga kaddib weerarkii dhimashada badan dhaliyay ee xeebta Liido

hiiraan.com - 03/Aug 12:10

Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulan...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka dooday Xakamaynta Kiimikada Beeraha

jowhar.com - 12:26

Aug 10(Jowhar.com)-IXildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha...

Xasan Sheekh;”Dalka Doorasho qof iyo cod ayuu galayaa ka noqosho iyo ka tanaasulid lahayn”

jowhar.com - 09/Aug 15:41

Aug 09( Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka isagoo qudbad ka jeediyay salaada Jimce ee maanta...

Sorry! Image not available at this time

Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca weerarkii Xeebta Liido oo korortay

hiiraan.com - 04/Aug 05:57

Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Wasaarada Caafimaadka dowladda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inuu kordhay khasaaraha...

Sorry! Image not available at this time

Xasan Cali Kheyre oo si adag uga jawaab celiyay hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh

hiiraan.com - 14:46

Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Raysal wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo saaray si adag ugu dhaliilay madaxweynaha...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howlgalka cusub ee badali doona ATMIS iyo dowladaha daneynaya

hiiraan.com - 08/Aug 15:17

Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Lataliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamuud ayaa markale shaaca ka qaaday in waqtiga...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Turkigu sii wadidoono dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia

hiiraan.com - 30/Jul 06:41

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Sorry! Image not available at this time

La taliyaha amniga qaranka oo hoos u dhigay walaaca laga muujinayo khatarta kooxda Daacish

hiiraan.com - 01/Aug 10:28

Khamiis, Agoosto, 1, 2024 (HOL) - La taliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macalin Maxamuud, ayaa meesha ka saaray walaaca weyn ee...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément