X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 29/Jun 09:05

Puntland iyo Galmudug oo xabbad joojin ka hirgaliyay deegaanada lagu dagaalamay ee Galbeedka Mudug

Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Wafdi ka kala socday Puntland iyo Galmudug, ayaa ku guulaystay in xabbad joojin lakala dhex dhigo labo maleyshiyo beeleed oo ku dagaalamay degaanka Jiicboor ee Galbeedka gobolka Mudug, dagaalkaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca ku dhawaad 50 qof.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Ciidamo ka socda Galmudug iyo Puntland oo la wareegaya goobihii lagu dagaalamay ee Galbeedka Mudug

hiiraan.com - 05/Jul 08:39

Jimco, Luulyo, 5, 2024 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay hirgashay xabbad joojintii ay ka dhex wadeen maleyshiyo beeleed kasoo kala jeeda...

Sorry! Image not available at this time

Ciidamo isku dhaf ah oo la wareegay amniga inta u dhaxaysa Galdogob iyo Bandiiradley

hiiraan.com - 07/Jul 10:12

Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Puntland iyo Galmudug ayaa si rasmi ah looga howlgaliyay degaanadii dhawaan...

Sorry! Image not available at this time

Jubbaland oo sheegtay in ay tallaabo ka qaadayso dadka ku lugta leh colaadda ka taagan degmada Luuq

hiiraan.com - 07/Jul 21:02

Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Maamulka jubbaland ayaa digniin u jeediyay dadka ku lugta leh colaadda ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo, halkaas...

Sorry! Image not available at this time

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay 970 qoys oo ku barakacay dagaalladii ka dhacay Galbeedka gobolka Mudug

hiiraan.com - 09/Jul 06:32

Talaado, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dagaal...

Sorry! Image not available at this time

Dad ku dhintay laba beelood oo ku dagaallamay gobolka Doollo ee Dowlad Degaanka Soomaalida

hiiraan.com - 04/Jul 05:48

Khamiis, Luulyo, 4, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in gobolka Doollo gaar ahaan degmada Wardheer ay ku...

Sorry! Image not available at this time

Alshabaab oo sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay degmada Boondheere

hiiraan.com - 09:50

Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaamin ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Top Coffee oo kutaala...

Sorry! Image not available at this time

Taliyahii Xabsiga Dhexe ee Xamar oo shaqo ka joojin lagu sameeyay iyo taliye kale oo la magacaabay

hiiraan.com - 15:08

Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jenaraal Mahad Cabdiraxman Aadan ayaa shaqo ka...

Sorry! Image not available at this time

Musuq maasuq saamayn ku yeeshay waaxda caafimaadka Soomaaliya

hiiraan.com - 02/Jul 11:55

Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Warbixin ay soo saartay hay'adda u Doodda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty, ayaa lagu sheegay, in ay sare u kaceen...

Sorry! Image not available at this time

Wafdi ka socda Jubbaland oo degmada Luuq u tagay xal u helista dagaal beeleed khasaare badan geystay

hiiraan.com - 09/Jul 14:41

Talaado, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Wafdigaan oo uu hoggaaminaayo madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray...

Sorry! Image not available at this time

James Swan oo ugu baaqay Puntland iyo dowladda Federaalka inay soo celiyaan wada shaqayntoodii

hiiraan.com - 14/Jul 05:52

Axad, Luulyo, 14, 2024 (HOL) - Ku simaha wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ugu baaqay Puntland iyo dowladda Federaalka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément